asaasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg asaas². ld aasaasid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga. 3. Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. ld aasaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aasaasidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld asaasid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0