abQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.A.kay ma arag: weligay ma arag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0