cab

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-bay/-bbay, -btay; -bbi)

Macnaha:

  1. 1. Hoore si isdabajoog ah u liqid. 2. Sigaar dhuuqid.