afmeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-rro, m.dh) Af wareegsan; wareeg. 2. ld afmeerid.
  2. 1. Meel iyada oo wax gaar ah laga baarayo aaggeeda hore ku wareegid. 2. Wax afmeer u yeelid.

wareeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.
  2. (xis.) Wadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.
  3. 1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. (f.mg) Ka w.: wax ka leexasho. 3. (f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.

afmeerid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afmeer². ld afmeer¹ (2).