agaasin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2. ld agaasimid. Habeynta iyo isku dubbarididda hawsha. 3. A. guud: xafiis laga maamulo dhowr waaxood.
  2. Habeyn iyo isku dubbaridid (hawl).

agaasimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agaasin². ld agaasin¹ (2).