aglool
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
- 1. Xoolaynta weel gocaya la xooleeyo. 2. Jaangooyada hore ee wax la dhisayo ama la samaynayo. 3. ld agloolid.
- 1. Weel gocaya ah xoolayn. 2. Guri dhisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

