ambaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raro awrka dushiisa la saaro si rarku aanan wax u yeelin awrka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur