amiino asiidh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Koox ka mid ah iskudhisyada orgaanikada ah ee biyaha ku milma ee wada leh koox kaarboogsayl (-COOH), iyo amino (-NH2), oo ku dhegsan alfa kaarboonatam. Dhirta iyo noolayaal ili-ma-aragtay ah oo badan ayaa amino asiidhyada ka samayn kara iskudhisyo sahlan oo aan orgaanig ahayn, laakiin xayawaanku waxay ka helaan in ku filan oo quudkooda ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur