aqalgeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld aroosi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aroosi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U a.: qof guurkiisa tabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur