aqalgal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Marka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay. ld aqalgelid.
- Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

