aqalgelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aqalgal². ld aqalgal¹, aroosgal¹, aroosgelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aqalgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Marka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay. ld aqalgelid.Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aroosgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld aqalgelid.ld aqalgal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aroosgelidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld aqalgelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0