aqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley gaajo iyo harraad badan badid. ld caqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld aqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur