aragti
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.l)
Macnaha:
- 1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka. 3. Arag. Tus. “Nin iyo baadidii aragti baa ka dhexeysa”. 4. Fikrad, mabda'iwm oo cidi rumaysantahay kuna salaysan xeerar iyo qawaaniin gaar ah.

