naadir
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- Aan had iyo goor la heli karin (wax); dhif ah.
- (juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

