arrin

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-imo, m.l)

Macnaha:

  1. Talo, hadal iyo in wax laga qabto u baahan; xaajo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Arrin; xaal; talo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur