afti

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. Arrin ama qaynuun, in la oggolaado ama la diiddo darteed, ay dowladi shacbigeeda u bandhigto.