dhis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.
  2. Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
  3. 1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid. 3. Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhig³. ld dhigis, dhigniin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur