asaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (baay.) Dhammaan dhaqdhaqaaqyada muuqan kara ee ay sameeyaan xayawaanku iyaga oo u jawaabayo degaankooda gudaha iyo dibadda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur