asqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dayow; dhama'. 2. Biyawaa; harraad. ld aqso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dayowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
harraadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baahi biyo loo qabo.Biyo u baahasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aqsoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld asqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0