aqso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld asqo.

asqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dayow; dhama'. 2. Biyawaa; harraad. ld aqso.