awlal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Feeraha iyo hilibka saaran. 2. Iskujirka malabka iyo xabagbta shinnida.