ayaamoQaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine PluralMacnaha:1. Duulal la rumaysanyahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo ciyaaro, xoolo la qalo iyo udug. 2. eeg ayaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ayaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.Dharaar iyo habeenkeed; maalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0