baahanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)Macnaha:1. Wax baahi hayso ahaansho (nafley). 2. U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.