baahi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U b.: war dad badan u sheegid.
  2. 1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo. 2. Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda. 3. Dhibaato ay keento wax la aantooda. Tus. “Biixi lacag buu baahi u qabaa”.
  3. U b.: cid in ay wax u baahato badid.

gaajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.

Lamidka: qaajo