Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg baahi². ld baahis.
Lamidka: baahi, baahis
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
U b.: war dad badan u sheegid.
1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo. 2. Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda. 3. Dhibaato ay keento wax la aantooda. Tus. “Biixi lacag buu baahi u qabaa”.
U b.: cid in ay wax u baahato badid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur