baakadQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-dyo, m.l, /-do, m.dh)Macnaha:Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baakoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld baakad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0