Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
ld baakad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-dyo, m.l, /-do, m.dh)
Macnaha:
Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur