baalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baali². ld baalis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baali

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.
  2. Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).
  3. Koofiyad, gammuun iwm. baal u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur