meydQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dad, m.l)Macnaha:1. Qof naftii ka dhacday oo aan weli la xabaalin. 2. M. ah: qof karti yar oo aan wax qabsan karin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0