baaluq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.
  2. Da'dii qaangaarnimada gaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur