baasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm. 3. Rasaas si is daba joog ah u dhacda.Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.