baas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm. 3. Rasaas si is daba joog ah u dhacda.
  2. Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

belo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld belaayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur