badar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah dalagga la beerto oo leh iniino la cuno, lana keydin karo, sida: galleyda, masaggada, iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur