badweyn
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Biyo badeed badan, dhul aad u ballaaran ku fadhiya oo adduunka u kala qeybiya qaarado, sida Atlaantigga, Hindiya iwm. 2. Meel badda dhexdeeda ah oo xeebta ka fog.
- (juqr.) Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

