ballacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.