baaxadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ballac.Lamidka: BallacSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ballacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0