banji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaaran iyo miro kulkulucsan, waaweyn oo dusha qodxo jiljilicsan ku leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur