banjoogQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Xayawaanka intiisa nacfiga leh ee aan dadka la noolayn; duurjoog.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
duurjoogQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld cidla'joog. Nafleyda inta duurka ku nool ee dadka nacfiga u leh. 2. Dhammaan xaywaanka aan ladhaqan (saynis).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0