bannayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bannee. ld bannaanayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bannee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin. 2. Meel xadeysan wax ku jira ka saarid. 3. Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bannaanayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld bannayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur