baroor
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
- 1. Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan. 2. Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
- Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

