baxsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baxsan. ld baxsanaansho.(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.