eey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-eey/-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey¹.
  2. Eey dheddig ah. ld eeyad, ey².
  3. Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.

ey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eey¹.
  2. ld eey².

eeyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld eey².

eeyaa

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. ld eey³.