bidhaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aamo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Muqaal meel fog laga arko. 2. Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa. 3. ld bidhaamid.
  2. 1. Wax meel fog ka muuqasho. 2. Iftiin ama dhalaal yar meel ka birbirid.

bidhaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bidhaan². ld bidhaan¹ (3).