billaawe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.

magli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo/magli, m.dh)

Macnaha:

  1. Billaawe.

Lamidka: Billaawe