abley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-eeyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Billaawe weyn oo dhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir. ld amley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur