billowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bilow¹.ld bilow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bilowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo. 2. Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow¹.1. Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid. 2. Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0