bilow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo. 2. Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow¹.
  2. 1. Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid. 2. Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow².

billow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bilow¹.
  2. ld bilow².