caarad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Xoolo ama dad wada socda intooda ugu horreysa. 2. Asbuuc, bil sanad iwm billowgiisa.
- Af fiiqan oo wax mudi kara.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

