biree
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)
Macnaha:
- 1. Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn. 2. Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)
Macnaha: