bis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bes.

bes

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1.(ld bis) 2. Erey lagu yiraahdo dameerka marka la doonayo in la joojiyo. 3. Erey loo jeediyo qof hawl hayey si uu u joojiyo. 3. B.tay baan ahay: waan liitaa.